Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAAWO; WASIIRKA WARFAAFINTA JSL OO BEENINAY WARAR SAACADIHII UGU DANBEEYAY LAGA BAAHINAYAY!

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo dhaqanka somliland ayaa waxba kama jiraan ku sheegay warar 24 saacadood ee ina soo dhaafay laga faafinayay oo sheegay in la xidhay iyo sidoo kale in looga yeedhay xarunta danbi baadhista

Wasiir cabdiraxmaan guri barwaaqo ayaa wararkaasi waxba kama jiraan ku sheegay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com