Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Maxkamada Uu Xukun Ku Riday Askari Ciidanka Somaliland Ka Tirsan Oo Khamri Lagu Qabtey + [ Muuqaal ]

Maxkamada ciidamada Somaliland ayaa waxaa ay xukun ku riday askari ka tirsan ciidanka qaranka Somaliland iyo muwaadin kale oo shicib ah kuwaas oo lagu qabtey khamri waxaana ay maxkamadu ku xukuntay midkiiba 3 sanno oo xadhig ah iyo saddex milyan oo ganaax lacageed ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com