Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Baarlamaanka Iyo Madaxweynaha Somaliland Oo Dastuur Jabin Sameeyay + [ Muuqaal

Baarlamaanka Somaliland iyo madaxweyne Muuse Biixi ay maalintii shalay aheyd dastuur jabin sameeyey markii uu madaxweyne Biixi khudbad sanadeedka u jeedinaayey baarlamaanka Somaliland

Arinta koowaas ee dastuur jabinta ah ayaa ah kadib markii boodhka ka danbeeya madaxweynaha Somaliland uu ku qornaa qoraal u dhigaa “ Aqalka Sare ee Somaliland “ taas oo dasuurka somaliland aanu sheegin aqal sare ee Somaliland leedahay

Arinta labaad ee dastur jabinta ayaa ah calaamada Somaliland eek u taalay meeshii uu madaxweynuhu ka khudbadeynaayey oo iyaduna khaldaneyd

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com