Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

WARAYSI XAASAASIYA OO LALAL YEESHAY XEER ILAALIYAHA SOMALILAND, MUXUUSE KA YIDHI MASUULIYIINTA MUSUQ-MAASUQA LOO HAYSTO

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Somaliland Xasan Axmed Aadan oo lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya, ayaa waxa uu kaga hadley arimo xaasaasi ah oo ay ka mid yihiin kiisas dhinaca msuq maasuqa ah oo horyaala oo ay u soo gudbiyeen Hantidhawrka guud ee qaranka oo ku saabsan musuq maasuq loo haysto masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com