Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ciidamada faransiiska oo xalay weerar ay al shabab ku qaden ku fashilmay.

Sida Ay Sheegayaan Wararka ka imanaya buulo mareer oo ka tirsan gobolka shabeelada hoose,ayaa waxay sheegayan   in ay ciidamada kamaan dawska ee faransiisku ay ku fashilmeen weerar gaadmo ah oo ay xalay saqdii dhexe ku mireen weerar kan ayaa lasheegayaa in uu bartil maa meedkood u ahaa guri sida lasheegay lagu hayey nin katirsan ciidamada sirdoonka faransiisa oo afduub ay u haysteen kooxda alshabab,weerarkan muddo dheer.

Weerarkii Hore Ayaa Waxaa Soo Qaaday 3 Diyaaradood Kuwaasi oo Bad-baadin Lahaa  ruuxan Hase yeeshee Ilaalada Shabaab oo Arkay ayaa Rasaaso Ooda Uga Qaaday Ciidamadii Saarnaa Diyaaradaha oo Qaarkood Dhulka Kusoo Booday Iyo Waxa Raas Isweydaarsaday Ciidamadii Shabaabka Waxaana Halkaas Ciidamada Faransiiska Uga Dhintay hal Askari.

Weerarkii labad oo Ay Soo Rogaal Celiyeen Ciidamada Faransiiska Ayaa Waxaa Uga Dhaawacmay Hal Askari oo Ay Meesha Uga Tageen.

Oo ayadoo warku in taaku darayo in ay jiraan dhimasho iyo dhaawac isugu jira alshabab iyo dad rayida.

War ay soo saartay wasaarada amniga dalka faransiiska waxay sheegtay in uu dhintay askarigii ladoonayey in lasoo furto,hase yeeshee kooxda al shaabab waxaaay sheegtay in uu wali noolyahy isala markaana aanu ku sugnayn goobta uu dagaalku ka dhacay,iminkana ay hayaan midkale oo dhaawaca.

By cabdiraxman dhadhere/hargeisa.v

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com