Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Wasiirka cadaalada Somaliland oo ka qayb galay xaflad wacyigalineed oo ay qabteen kooxda fanaaniinta ciidanka asluubta ee samo-talis

Hargeysa (msl)xaflad siwayn loo soo agaasimay oo maanta lagu qabatay hoolka shaqaalaha dawlada ee magaalada hargaysa oo ay soo qaban qaabiyeen wasaarada cadaalada Somaliland iyo ciidanka asluubta Somaliland isla markaana ay ujeeda deedu ahaayd wacyigalin dhinaca nabad galyada ah.
Xafladan oo ay ka soo qayb galeen wasiirka wasaarada cadaalada jamhuuriyada Somaliland xuseen axmed caydiid ,agaasimaha guud ee wasarada warfaafinata cabdirashiid jibriil yoonis, taliyaha ciidanka asluubta maxamed xuseen xiirane iyo waliba madax kaloo badan,oo ka soo xaadiray xaflad lagu soo afmeerayo wacyi galin ay baryahanba wadeen kooxda fanaaniinta ciidanka asluubta .
Wasiirka cadalada oo goobtaa ka hadlay aya soo dhaweeyay isla markaana sheegaay in ay nabad galyadu ay tahay shay qaliya.
Sidoo kale waxa goobtaa isna ka hadlay taliyaha ciidanka asluubta oo ka waramay wax yaabaha ay ku tala jiraan in ay qaabtaan sanadkan hadii eebe idmo islamarkana shegay in ay wax badan ka qaban doonan dhinaca xabsiyada dalka.
Cabdiraxman cabdilahi cisman (cabdiraxman dhadhere)

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com