Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

xildhibano ka soo jeeda gobolka gabiley oo ka warbixiyey wax qabadkii ay mudadii yarayd ee ay xilka hayeen qabteen

msl(gabiley)xildhibaano ka tirsan gobolka gabiley oo ka soo kala baxay wajale iyo abaarso,oo khadka tilifoonka ugu waramaya wariye xuseen xarbi oo ka tirsan shabakada wararka ee caalamiga ah ee maantasomaliland.com.ayaa waxa ay ka warbixiyeen waalada nololeed ee ka jirta goobahaase.
labadan xildhibaan oo kala ah xildhibaan mahdi maxamed xaashi iyo xildhibaan cabdaicasiis cabdailahi cisman waxay sheegeen in ay mudadii ay xilkq hayeen ay wax ka qabteen dhaamam iyo biyo xidheenyo,iyowaliba olole dhinaca nadaafada .iyagoo u mahad naqay mayirka magalada gbiley.
by xuseen xarbi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com