Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

“MADAXWAYNAHA WAXAAN XUSUUSINAYAA, IN WAXA AAD MAANTA RAGA KU SAMAYNAYSO AY TAHAY WIXII AAD KA TALOWDEEN..” CALI CANTER

Siyaasi Cali Canter oo ka mida masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa ka hadlay xadhiga ay Xukuumadu kula kacday Xildhibaan Dhakool, Guddoomiyhihii Garabka Dhalinyrada ee Xisbigaasi Waddani iyo dadweyne kale.

Sidoo kale,  Siyaasi Cali Canter ayaa sheegay in Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi talaabooyinka uu maanta samaynayo ee uu dadka sida sharci darada ah ugu xidhayo ay tahay wixii ay ka talaabeen.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com