GOLAHA WAKIILADDA OO MAALINTA BERRI U BALLAMAY ANSIXINTA XEERKA ISMAAMULKA GOBOLADDA IYO DEGMOOYINKA

mudanayaasha golaha wakiilada somailand ayaa dood adag ka dib ubalamay maalinta bari ah in la ansixin doono xeerka ismaamulka gobolada iyo degmooyinka oo xukuumada dalbatay in waxka badal iyo kaamis lagu sameeyo

Sidoo kale ansixinta xeerkan ayaa waxaa ka taagan  muran badan oo la xidhiidha waxka badalka lagu sameeyay iyo saamaynta uu ku yeelanayo gobolada iyo degmooyinka qaar

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com