Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAAWO;-MADAXWAYNE BIIXI OO KA QAYGALAY AASKA MAXRUUM AXMED YUUSUF OO LAGU AASAY HARGAYSA

Madaxwaynaha jamhuuriyada somailand muuse biixi cabdi ayaa ka qaybgalay aas qaran oo maanta loo smeeyay marxuum axmed yusuf faarax oo ku geeriyooday xalay hargaysa

Marxuumka ayaa lagu aasay xabaalaga galbeed ee magaalada hargaysa

Madaxwaynaha somaliand ayaa ka waraay taariikhdii marxuumka iyo doorkii uu kulahaa halgankii dalka

Halkan ka Daawo Muuqaaalka Warkan;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com