Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO JABUUTI KAGA QAYB-GALAY AASKA MARXUUM SACAD CUMAR GEELLE

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta safar ku tagay Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.

Madaxweynaha oo ay wehelinayaan Masuuliyiin ka mid ah Xukuumaddiisa ayaa Magaalada Jabuuti kaga qayb-galaya Aaska Maareeyihii Dekedaha Jabuuti Sacad Cumar Geelle oo dhawaan ku Geeriyooday Dalka Faransiiska.

Madaxweynaha Somaliland ayaa la filayaa inuu Gelinka dambe ee Maanta dib ugu soo laabto Magaalada Hargeysa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com