Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

XUKUUMADA SOMALILAND OO KA HADASHAY MASUULIYIIN XILAL KA SOO QABATAY DALKA OO KA QAYB GALAY CALEEMA SAARKA AXMED MADOOBE

Wasiirka wasaarada Shaqo Gelinta iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Hindda Jaamac Hirsi ayaa waxaa ay ka hadashay masuul ka tirsnaa xukuumada islamarkaana ahaa agaasimeheedii hore oo ka qayb galay caleemo saarkii Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com