DAAWO;-DOOD KU SAABSAN ARINTA SAAMI QAYBSIGA KURAASTA GOLAHA WAKIILADA OO LAGU QABTAY HARGAYSA!
Akaadamiyada nabada iyo horumarinta ayaa soo qaban qaabisay dood ku saabsan saami qaybsiga kuraasta golha wakiilada iyo xal looga gaadhi lahaa caqabadaha hor yaala.