Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

“Xadhig Iyo Xabad Midna Naga Celin Mayso Xaqa Iyo Xuquuqaha Aan Tooshka U Sidano” Afhayeenka Xisbiga Waddani

Afhayeenka Xisbiga Mucariidka Ah Ee Waddani Barkhad Jamac Xirsi Ayaa Qoraal Uu Soo Dhigay Bartiisa Facebooka Uga Mahad Celiyay Cid Kasta Oo Ka Hadashay Xadhiga Lagu La Kacay

Waxaanu Sheegay Afhayeenku In Aanay Ku Habranan Xadhig Iyo Xabad Midna Waxaanu U Dhigna Sidan

“Alle Swc Ayaa Mahad Leh, Cid Kasta Oo Qawl Iyo Qoraal Noogu Hiilaysaba Mudnaan Leh.

 Xadhig Iyo Xabad Midna Naga Celin Mayso Aniga Iyo Wallaalkey Khadar CabdiXaqa Iyo Xuquuqaha Aan Tooshka U Sidano, Waanan Wadayna Inta Ay Bangiyada Caddaaladda Bulshadu Madhan Yihiin. Ujeedkuna Maaha Labadayada Ayaa Xornimo Helnay Ee Waa In Ay Malaayinka Maxbuus Ee Muwaadiniinta Ahi Xadhiga Xaqdaradda Ah Xabsiyadda Ugu Jira Xor Ka Noqdaan.”

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com