Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Somaliland Oo Saaka Dil Toogasho Ah Ku Fulisay 6 Qof

Somaliland ayaa saaka toogasho ku fulisay  lix qof  oo horay maxkamadaha   Dalku  ugu rideen xukun dil ah

Lixdan qof ee la toogtay oo dhamaantood rag ah dilal ka geystay deegaano ka mid ah gobollada Sool, Sanaag, Maroodi-Jeex iyo Gabilay

Toogashada ayaa saaka ka dhacday xabsiga weyn ee Mandheera

Halkan hoose ka aqriso magacyada ragga la toogtay

1: Axmed-Guray Ibraahin Faarax oo kasoo jeeda Magaalada Burco

2: Farxaan Maxamed Xasan oo kasoo jeeda Magaalada Buuhoodle

3: Cabdullaahi Ismaaciil Xayd oo kasoo jeeda Magaalada Burco

4: Ceydaruus Khadar Haybe oo kasoo jeeda Magaalada Hargeysa

5: Khadar Aleel oo kasoo jeeda Gobolka Magaalada Gabiley

6: Xasan Muxumed Cismaan oo kasoo jeeda Magaalada Hargeysa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com