Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAAWO;-GUDIDA HEER QARAN EE KA HORTAGA CORONAVIRUS OO KULAN LA QAADAY GANACSADA QAADKA JSL IYO GO,AAMADA KA KASOO BAXAY

Gudida heer qaran ee ka hortaga xanuunka coronavirus ayaa kulan la qaatay ganacsada qaadka keena Somaliland kaasi oo ka qabsoomay qasriga madaxtooyada.

Kulankan ayaa laga soo saaray go,aamo dhowr ah oo ku saabsan jaadka soo galaya dalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com