Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Xukuumadda Somaliland Oo Shirkadaha Laydhka Ku Amartay In Ay Qiimaha Jabiyaan

Xukuumadda Soomaaliland ayaa Saddex ka mid ah shirkadaha Bixiya adeega Laydhka oo ka hawl gala gobolada Dalka Qaarkood ku amartay in ay jabiyaan qiimaha.

Magaalooyinka Boorama, Laascaanood iyo Ceergaabo oo ay ka hawl galaan shirkadahani ayay xukuumaddu sheegtay in qiimaha shiidaalka ee hoos u dhacay iyo cabashadda dadkaasi ka soo yeedhay labadaas oo is biirsaday dartood ay qiimaha hoos dhigaan.


Image may contain: text

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com