DAAWO;-GOLAHA WAKIILLADA OO COD AQLABIYAD AH KU ANSIXIYEY LABADII XUBNOOD EE KOMINSHANKA DOORASHOOYINKA U MATALAAYEY XISBIYADA MUCAARIDKA.

Golaha wakiillada Somaliland oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyey labadii xubnood ee Kominshanka doorashooyinka qaranka Somaliland u matalaayey xisbiyada Mucaaridka ee UCID iyo WADDANI.

Md Maxamuud Siciid Dalmar Xubinta xisbiga WADDANI waxaa ogolaadey 51 xildhibaan , cid diiday ma jirto halka hal xildhibaan ka aamustey.

Md Cabdifataax Ibraahin Sheekh xubinta xisbiga UCID waxaa ogolaadey 49 xildhibaan , cid diiday ma jirto , halka Saddex xildhibaan ay ka aamuseen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com