Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

BULSHADA MAGAALADA TOG WAJAALE OO SHAHAADO SHARAF KU MAAMUSAY TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA IYO KA DEGMADA WAJAALE.

Qaarkamid dhalinyarada ,haweenka iyo waxgaradka magaalada tog wajaale ayaa munaasibad dhiiri galin iyo bogaadin ah uqabtay hogaanka ciidanka booliska somaliland iyagoo shahaadooyinka munaasibad ku gudoonsiiyay taliyaha ciidanka booliska Somaliland GEN Dabagale oo ay sheegeen in uu mudadii uu xilka hayay qaaday talaabooyinka shacabku ku diirsadeen.

Sidoo kale shacabka magaalada tog wajaale ayaa shaahado sharaf ku maamusay taliyaha saldhiga degmada tog wajaale Mr Nimcaan oo ay sheegeen  mudadii uu joogay magaalada wajaale in uu waxyaabo badan oo amniga magaalada la xidhiidha wax ka qabtay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

One Response to BULSHADA MAGAALADA TOG WAJAALE OO SHAHAADO SHARAF KU MAAMUSAY TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA IYO KA DEGMADA WAJAALE.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com