Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAAWO;-BADHASAABKA CUSUB EE GOBOLKA SANAAG OO KA HADLAY WARARKA SHEEGAYA IN UU DIIDAY TAGISTA GOBOLKII LOO MAGACAABAY!

Badhasaabka cusub ee dhawaan madaxwayne biixi umagacaabay gobolka sanaag ooh ore badhasaab uga ahaa gobolka saaxil ayaa beeniyay wararka sheegaya in uu diiday tagista gobolka sanaag oo aanu wali xilkiisa la wareegin

Sidoo kale badhasaabka gobolka sanaag ayaa ka hadlay sobobta aanu wali utagin gobolkii loo magacaabay iyadoo badi badhasaabadii madaxwaynuhu magacaabay la wareegeen xilalkii

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com