Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

GOLAHA WAKIILADA OO SHIRKADAHA LAYDHKA UGU BAAQAY IN AY JABIYAAN QIIMAHA LAYDHKA

Golaha wakiilada Somaliland oo ka jawaabaya cabshada shacabka reer Somaliland ee qiimaha qaaliga ee shirkadaha laydhku ka qadaan iyo meelaha qaar oo ay xoog ku haystaan ayaa shirkadaha laydhka ugu baaqay in ay si deg deg ah ujabiyaan qiimaha laydhka

Sidoo kale golaha wakiilada ayaa ku baaqay in uu shaqeeyo xeerka korontada halka goluhu uu magacaabay gudi arimahaasi ka hawli doona

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com