Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

WAKIILKA TIAWAN UFADHIYA SOMALILAND OO KULAN LA QAATAY MASUULIYIINTA WASAARADA CAAFIMAADKA IYO AGAB UU KU WAREEJIYAY.

Wakiilka dalka Taiwan ufadhiya somaliland iyo masuuliyiinta wasaarada caafimaadka somaliland ayaa wada yeeshay kulan kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii hor loogu qaadi lahaa wada shaqaynta labada dale e dhinaca caafimaadka.

Sidoo kale wakiilada dalka tiawan ayaa agab caafimaad ku wareejiyay wasaarada caafimaadka somaliland kaasi oo lagaga hor tagi doono xanuunka coronavirus.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com