Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAAWO;-HOGAAMIYAHA XISBIGA WADANI OO EEDO CULUS UJEEDIYAY MADAXWAYNE BIIXI.

Hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi dhaliilayna safarka uu ugu baxay gobolada bari

Sidoo kale xirsi ayaa sheegay in uu xidhmay madaarkii diyaaraha caasimada hargaysa ayna kasoo degaan oo kaliya laba diyaardood oo mid madaxwaynaha qoyskiisa loo tiriyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com