Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAAWO;-BARNAAMIJ KU SAABSAN TAARIIKHDA ADEEGA BOOSTA IYO SIDII AY SOMALILAND KU SOO GAADHAY!

Barnaamijka Munaasibad lagu qabtay hoolka seryam musiyium oo ay kasoo qaybgaleen aqoonyahan reer Somaliland oo xogbadan ka haya taariikhda adeega boosaha Somaliland sidii uu ku bilowday wakhtigii maxmiyadii ingiriisku ka talin jirtay gayiga Somaliland

Sidoo kale munaasibadan ayaa waxaa kasoo qaybgalay agaasimaha guud ee wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland

HALKAN KAGA BOGO BARNAAMIJKA LAGAGA HADLAYO TAARIIKHDA BOOSAHA SOMALILAND IYO SIDII AY KU BILAABAN TAHAY ILAA WAKHTIGII INGIRIISKA;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com