Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAAWO;-GUDOOMIYAHA URURKA SUXUFIYIINTA JSL EE SOLJA AYAA SI ADAG UGA HORYIMID QORAAL KASOO BAXAY WASAARADA WARFAAFINTA.

Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta somaliland ee solja maxamuud cabdi jaamac xuuto ayaa si adag uga horyimid wareegto maalintii shalay kasoo baxay wasaarada warfaafinta taasi oo warbaahinta kaladuwan ee dalka lagu farayay in ay iska soo diwaan galiyaan
sidoo kale gudoomiye xuuto ayaa sheegay in aanay wasaarada warfaafintu awood ulahayn in ay diwaan galiso warbaahinta dhaqaalena ka qaado.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com