Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAAWO;-WARBAAHINTA MADAXA BANAAN EE JSL OO SI ADAG UGA HORYIMID AMAR KASOO BAXAY WASAARADA WARFAAFINTA .

Kulan ay iskugu yimaadaan warbaahinta madaxa banaan ee Somaliland islamarkaana ay soo qab qaabisay ururka suxufiyiinta somalland ee solja ayaa kulan dheer kadib waxaa warbaahinta madaxbanaan ee Somaliland ku gacan saydhay amaro warbaahinta la dul dhigay oo kazoo baxay wasaarada warfaafinta Somaliland kuwaasi oo sharci ahaan aanay awood ulahayd wasaaradu in ay fuliso.

Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta somalliland ee Solja Maxamuud cabdi jaamac xuuto iyo xbno kale oo kamid ah warbaahinta madaxbanaan ayaa si adag u naqdiyay amarada wasaarada oo ay ku tilmaameen kuwo dhamaan sharcidaro ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com