Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAAWO;-WAFTIGII MADAXWAYNAHA SOMALILAND IYO SIDII LOOGU SOO DHAWEEYAY DEGMADA AGABAR EE GOBOLKA GABILEY

Madaxwaynaha Somaliland iyo waftigii uu hogaaminayay oo socdaal dhinaca dhulka kaga soo baxay dalka jabuuti soona maray deegaano katirsan gobolada salal iyo awdal ayaa lagu soo dhaweeyay.

Madaxwaynaha iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa soo gaadhay gobolka gabiley gaar ahaan deegaanada caada iyo agabar oo sidiiran loogu soo dhaweeyay.

Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa la hadlay dadwaynaha deegaanka agabar isagoo xusay doorkii ay ku lahayd halgankii iyo sida loo baahan yahay in dhalinyarada shaqo loo abuuro.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com