Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

WASAARADA ISGAADHSIINTA JSL OO LAASHAY RUQSADAHA SHIRKADAHA ISGAADHSIINTA IYO AMAR CULUS OO AY DUL DHIGTAY.

Warsaxafadeed kazsoo baxay wasaarada isgaadhiinta iyo technolajiyada Somaliland kuna sexeexan yahay wasiirka isgaadhsiinta Dr cabdiwali Suufi Jibriil ayaa gabi ahaanba lagu laalay ruqsadihii ay haysteen shirkadaha isgaadhsiinta somaliland.

Sidoo kale wasaarada usagaadhsiinta ayaa shirkadaha isgaadhsiinta ee ka hawlgala somalland ku amartay in ay mudo 30maalmood gudahooda in ay kusoo codsadaan liisamada

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com