MADAXWAYNAHA JSL OO KORMEERAY GOOBO CAASIMADA KAMID AH OO ROOBABKII KHASAARE SOO GAADHSIIYEEN.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta Kormeeray goobo kala duwan oo ay ka mid yihiin Sayladda iibka Xoolaha iyo Biriijka kowaad ee caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com