Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Degdeg:Maayarka & Maayar-xigeenka Berbera oo la doortay+Codadkay kala heleen & Xubno Madasha aan ka soo xaadirin

Degdeg:Maayarka & Maayar-xigeenka Berbera oo la doortay+Codadkay kala heleen & Xubno Madasha aan ka soo xaadirin

Mayorka Cusub ee Berbera ayaa loo doortay C/shakuur Ciddin oo helay 8 Cod,Halka Maayarku-xigeenkiisana loo doortay  Nuur Cadde oo helay 7 Cod

Musharaxa kale ee u tartamayey Maayarnimada Berbera Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf ayaa helay 3 Cod halka ku-xigeenkiisa Aadan Dheerena helay 4 Cod

Musharax Dable ayaan ka soo xaadirin Madasha Doorashada,Waxaana ku sugnaa Madasha Doorashada oo ka soo xaadiray 11 Xildhibaan oo keliya


Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com