Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAAWO;-BANDHIGA BUUG LAGA QORAY TAARIIKHDII IYO HALGANKII MAXAMED MOOGE OO LAGU QABTAY HARGAYSA

Bandhiga bug laga qoray taariikhdii iyo halgankii Muj/fanaan Maxamed Mooge Liibaan ayaa caawa lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen madaxda xisbiyada mucaaridka,xukuumada, awbaano iyo boqolaal kamid ah shacabka reer Somaliland.

Munaasibada bandhiga buuga maxamed mooge ayaa laga jeediyay hadalo la xidhidha taariikh iyo doorkii uuu ku lahaa halgankii lagu xoreeyay jamhuuriyada Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com