Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

SHEIKH AADANSIIRO OO KA HADLAY XAALADA DALKA IYO FARIIN CULUS OO UU UDIRAY MADAXWAYNE BIIXI.

-Sheekh aadan xaaji maxamuud xiiray (aadansiiro) oo kamid ah culimada Somaliland ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo duruufaha nololeed ee ay ku sugan yihiin danyarta ay saamaysay sixir bararku

Sidoo kale sheikh aadan ayaa  madaxwayne biixi kula taliyay in dadkii bakhiyayaaan una baahan yihiin uu xaalkooda hoos u eego

Dhanka kale sheikh aadansiiro ayaa xukuumada madaxwayane biixi ugu baaqay in oo faraha kala baxo isbadalka socday islamarkaana uu golaha udaayo in ay doortaan cida ay rabaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com