WAFTI KA SOCDA DDSI OO LAGU SOO DHAWEEYAY MAGAALO XUDUUDEEDKA WAJAALE!

Wafti Wasiiro ah oo ka socda ismaamulka Somalida itoobiya ayaa goordhawayd lagu soo dhaweeyay Magaalo xuduudeedka Labada dal ee wajaale .

Badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley,aamulka degmada tog wajaale oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta somaliland iyo gudoomiyaha xarunta dhaqanka jaamac muuse jaamac ayaa soo dhaweeyay waftigan oo uu hogaaminayo wasiirka dhaqanka ee DDSI kaasi oo ka qaybgali doon furitaanka carwada dahqanka oo furmi doonta magaalada hargaysa /

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com