Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

MAAMULKA GOBOLKA SOOL OO KA HADLAY DILKII GUDOOMIYIHII KOMISHANKA EE GOBOLKA OO XALAY LAGU DILAY MAGAALADA LAASCANOOD

Badhasaabka gobolka sool iyo maayarka magaalada laascanood ayaa ka hadlay dil ahabeenkii xalay dablay hubaysani magaalada laascanood ugu toogteen gudoomiyihii komishanka doorashooyinka ee gobolka sool marxuum cabdilaahi Laba Go,le

Maamulka ayaa cambaareeyay falkan iyagoo tacsina udiray qoyksii uu kua baxay shacabka gobolka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com