Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Wasiir Gaafaadhi Oo Hadaladii Burmadow Kaga Jawaabay Eedaymo Culus Oo Ujeediyay Boqorka!

Wasiirka Wasaarada qorshaynta qaranka  xasan gaafadhi ayaa jawaab kulul oo iskugu jirta hadalo afgalaado iyo eedayn ah kaga falceliyay hadalkii boor boormadow hore warbaahinta ugu mariyay madaxwayne biixi

Sidoo kale wasiir gaafadhi oo ay isku beel yihiin boqor buurmadow ayaa sheegay in boqor cismaan yahay fidna wade,marwalba ku heelan qas iyo dhibaato in uu ka dhex wado bulshada reer somaliland

Sidoo kale wasiir gaafadhi ayaa boqor buurmadow ugu han jabay in aanu dalka iman karin

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com