Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

GUDOOMIYAHA XISBIGA UCID OO KA JAWAABAY EEDO UU UJEEDIYAY WASIIRKA ARIMAHA GUDUHU, SHEEGAYNA IN AANAY JIRIN MEEL UU KAGA BAAQAY MUDO HARAAD.

Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedo uu ujeediyay wasiirka arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin oo ku eedeeyay in uu mudo haraad ku baaqay

Sidoo kale eng faysal calu waraabe ayaa wasiirka arimaha gudaha ugu baaqay in uu hubsado waxa uu ka hadlayo cadeeyayna in aanay jirin meel uu ku sheegay in ay dadku isku soo baxaan

Dhanka kale Gudoomiye faysal ayaa fariin la xidhiidhka doorashada shir gudoonka golaha wakiilada udiray shacabka somaliland xukuumada iyo xildhibaanada golaha wakiilada ee lasoo doortay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com