DAAWO;-MUJ CALI GURAY OO SI QIIRO LEH UGA HADLAY TAARIIKHDA MADOW EE SNM IYO LOO DUUDSIYAY DAD GOBOLO KALE KASOO JEEDO OO HALGAN KAMID AHAA!

Siyaasi cali maxamed yuusuf cali guray oo habeenkii xalay kq aybagalay munaasibad lagu soo bandhigay buuug uu qoray nin mujahid ah oo halgankii ssnm ku laxaad belay ayaa siqiiro leh uga hadlay sida halgankii snm loo madoobeeyay taariikhdii islamarkaana cid gaara lagu soo koobay halgankii oo ay wada qaybqaateen min punthland ilaa kismaayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com