Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Xukuumadda somaliland oo ku dhawaaqday In La Furay Ururada Siyaasada


Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka Qaaday in uu dhaqan gal yahay Furashada Ururada Siyaasadda Somaliland.Afhayeenka Guud ee Xukuumadda Somaliland, ahna Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Xisbigooda Kulmiye uu diyaar u yahay ka qayb galka Doorashooyinkaasi.” Madaxweynaha Sonaliland oo aan afkiisa ku hadlayo waxaa uu aaminsan yahay in u dhaqan gal yahay xeerka furista ururada siyaasada Somaliland , qoraalka madaxweynuhu golaha ku celiyayna wuxuu ahaa sidii doorashooyinka loo galayay , ninkii urur raban waa u furan yahay maanta “mar la waydiiyay wasiirka Warfaafinta sida ay u kala horeysiinayaan Doorashadda Madaxtooyadda Iyo Furashada Ururada Siyaasada waxa uu ku riixay Golaha cusub ee Wakiiladda Somaliland oo uu sheegay in ay tahay arrin u taala.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com