DAAWO Masuuliyinta Komishanka Tamarta JSL oo Dib-u Habayn Dhinaca Laydhka ah ka Bilaabay Xaafada State House-ka
Agaasimaha guud ee kumishanka tamarta maxmed maamuud cabdi malaw ayaa faahfaahin ka bixiyay dib u habayn dhinaca laydhka ah oo ay ka bilaabeen xaafada state housaka . maanta waxaanu yidhi
Waxaan Maanta Bilawday Dib-uhabaynta Xadhkaha iyo Biraha Korontada Ee Xaafada State House Qaybta (Tec) Waxaan U mahadcelinyaa Shirkada Telesom (Tec) oo iyadu bilawday Dib-uhabaynta Laymankeeda .Waxa kale oo aanu maanta qiimayn hordhac ah ku soo samayn xadhka iyo biraha dhex mara wadada Wadnaha ee Caasimada oo dhawaan Dib-uhabaynta balaadhan aan ka samayn doono insha allah