Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

SIYAASI CALI GURAY OO KA HADLAY MOOSHINKII GOLAHA WAKIILADU ANSIXIYAY, FARIIMO CULUSNA UDIRAY MADAXWAYNE BIIXI IYO MAXAMUUD XAASHI.

Siyaasi cali maxamed yuusuf cali guray oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka faalooda xaaladaha siyaasadeed ee taagan ayaa ka hadlay mooshinkii labada xeer ee ay ansixiyeen golaha wakiilada kaasi oo ahaa xeerarka muranka doorashadu ka taagan yahay

Sidoo kale cali guray ayaa baaq udiray golaha guurtida ,xildhibaanada wakiilada ee ka cabanaya mooshinka dhaafay

Dhanka kale siyaasi cali guray ayaa sitoos ah ula hadlay siyaasi maxamuud xaashi iyo madaxwayne biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com