Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAAWO;-XISBIYADA MUCAARIDKA JSL OO SOO SAARAY GO,AAMO XASAASIYA, CADEEYAYNA IN AANAY AQOONSANAYN XUKUUMADA MADAXWAYNE BIIXI

Hogaanka xisbiyada mucaaridka somaliland ayaa shaaciyay go,aamo xasaasiya oo la xidhiidha khilaafka siyaasadeed ee dalka cadeeyayna mawqifka ay ka qaateen xukuumada madaxwayne biixi in aanay aqoonsanayn wixii maanta 13november ku buuxdo dhamaadayna mudo xileedkii shanta sano ee la doortay madaxwayne biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com