Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

HOGAANKA XISBIYADA MUCAARIDKA SOMALILAND OO LA KULMAY ERGAYGA DAWLADA FINLAND UQAABILSAN GEESKA AFRICA!

Hoggaanka Xisbiyada  mucaaradka Somaliland Ee Waddani Iyo UCID ayaa Habeenkii xalay magaalada hargaysa  kula kulmay Ergayga Dawlada Finland Uqaabilsan Geeska Africa Suldaan Siciid Axmed kaasi sida wararku sheegeen ay ka wada hadleen arrimaha geedi socodka dimuqraadiyadda, doorashooyinka, xuquuqal insaanka iyo arrimaha nabadgelyada ee Laascaanood.”

Ergayga dawlada finland uqaabilsan geeska Africa ayaa hore  kulan ula qaatay xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka kaasi oo xal loogu raadinayay Khilaafka Doorashooyinka ee u dhexeeya xisbiyada mucaaradka iyo xukuumadda Somaliland oo weli taagan halkiisii hadase ma cado in ergayga filland sii anbo qaadayo dhexdhexaadintii xukuumada iyo mucaaridka iyo inkale.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com