Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Xeer Illaalinta oo ku guul daraysatay Codsi ay Maxkammada Gobolka kaga dalbatay in Xabsiga loo taxaabo Tifaftiraha Wargeyska Waaheen

Xeer Illaalinta oo ku guul daraysatay Codsi ay Maxkammada Gobolka kaga dalbatay in Xabsiga loo taxaabo Tifaftiraha Wargeyska Waaheen
Hargeysa(maantasomaliland)- Xeer Illaalinta Gobolka Hargeysa ayaa manta ku guul daraysatay codsi ay Maxkammada Gobolka kaga dalbatay in xabsiga loo taxaabo Tifaftiraha Guud ee Wargeyska Waaheen Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ka dib markii uu garsooraha dacwada qaadayay uu ku gacan saydhay dalabka Xeer Illaalinta.
Diidmada Garsooruhu ku gacan saydhay dalabka xeer Ilaalinta ayaa ka dambaysay ka dib markii la guddo galay dacwado dhowr ah oo ay xeer ilaalinta Dalku la hortimid maxkammada kuwaasi oo ilaa bishan sagaalkeeda loo muddeeyay in ay halkaasi ka sii socon doonaan.
maantasomaliland
hargeisa

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com