Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Muxaafidka Djiboutiiyo Mucaaridka Djibouti Waxaan Leeyahay Labadaba. by:Khadiir Dhuxule.

Muxaafidka Djiboutiiyo Mucaaridka Djibouti Waxaan Leeyahay Labadaba. Muxaafidka Waxaan Leeyahay Maa Waa Inaydun Dul Qaadataan Masuuliyad Ayaa Idin Saarane Mucaaridkana Waxaan Leeyahay Waa Tii Odayaashii Hore Odhan Jireen Hadal Tol Waa Ladaboolaa.

Anigoo ah muwaadin ka soo jeeda beesha ciise ee somaliland ku dhaqan waxaan si wayn utaageeray wada hadalada u dhaxeeya muxaafidka iyo mucaaridka dawlada djibouti waxaana leeyahay sidan.
muxaafidka waxaan leeyahay waa inaydun dul qaadataan masuuliyad ayaa idin saarane
mucaaridkana waxaan leyahay,hadalkii ka soo yeedhay afhayeenkooda ee ka baxay idaacada voa ee uu lahaa dadka
lama mid nihin ee waxaanu gartayada ku dhamaysanaynaa geed hoostii .waa tii odayaashii hore odhan jireen
hadal tol waa daboolaa.tiibaa laydinka fadhiyaa waayo waad aragtaan wadank horumarkiisa ee nin necbaysiga
iyo nin jeclaysiga iska dhawra .
si kastaba ha ahaate anigoo ah muwaadiniinta ku dhaqan somaliland ee u dhalatay beesha ciise waxaan qoraalkaygan
kusoo gaba gabaynayaa waa inaydun mucaarid iyo muxaafidba meel
uga soo wada jeedsataan horumarinta dalka djibouti waxaanan ilaahay idiinka rajaynayaa is faham iyo is afgarad
wabilaahi tawfiiq
khadiir ibraahim duxul
hargaysa
somaliland

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com