Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Cadaalad Darada Iyo Cabashooyinka Maxkamada Degmada Hargaysa Iyo Maxkamada Sare Oo Ceebo Dul Hoganayaan Qaybtii Afraad; Cabdi Maxamed (Mataan)

cadaalad darada iyo cabashooyinka maxkamada degmada hargaysa iyo maxkamada sare oo ceebo dul hoganayaan
qaybtii afraad; cabdi maxamed (mataan) oo ku haajiray cadaalad daradii ka qabsatay garsoorka oo ku sugan magaalada khartuum .

waxaan layaabay markii gudoomiyaha maxkamada sare iska indhotiray heshiis laba dhinac ahaa oo u dhaxeeyay aniga iyo gabadhayda oo
markii horaba been abuur kiis iiga dhigtay kadibna uu amar ku bixiyay in lay xidho sidaasi ayaay maxkamadii degmaduna ay qoraalka ku soo saartay
iyadoo markhaaati aniga iiga dhigaysa in aabahay ka raali yahay aabahayna uu mootan yahay 16 sano waa cajiibe maxkamada shareecad
islaamku waxay tidhi kaama furna balse ana wax dalqad ah carabka uma marin laakiin maxkamadu
miyaay siin kartaa anigoonool oo aan magaalada la joogo nafaqadeediina bixinaya waxaa ay noqotay
inaan dalkaba iskaga tago gabadhayduna meher xalaal ah ayaa iigu xidhan nin guursan karaana majirto siday shareecada islaamku dhigayso ayuu yidhi muhaajirkani
dhinaca kale walaalkayga laga been abuuray sida ku cad qaraarka maxakamada degmada ayaa ah mid iyana danbi wayn laga galay shakhsiyadiisa oo maxkamadu aanay waxba ka waydiin iadoo laga dhigay in uu markhaati cadaan ah igu furay yidhi muhaajirkan u waramaayay wariyahayaga ku sugan khartuum
lasoco qaybta shanaad

wariye ibraahi cali
khartuum

One Response to Cadaalad Darada Iyo Cabashooyinka Maxkamada Degmada Hargaysa Iyo Maxkamada Sare Oo Ceebo Dul Hoganayaan Qaybtii Afraad; Cabdi Maxamed (Mataan)

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com