Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

maamulka maxkamadahad degmada.rafcaanka iyo walba ta sare oo hhos u dhac wayni ku yimid marka loo eego maamuladii hore

maxkamadaha degmada .rafcaanka iyo waliba ta sare ayaa markaad eegto shaqo maalmoodkooda aad moodaa inaanay cid maamuli ahiba jirin taasi oo ay kuu cadaynayso maxkamd walba waxaa ugu badnaan la qaadaahaday usuurta gasho hal  galdacwadeed.halka maamuladii hore ee maxkamada degmada iyo ta rafcaanka iyo waliba ta sare ay ilaa afr-shan galdacwadeed qaadi jireen .ha u badnaadeen dacwadahaasi maamulkii hore ee maxkamda degmada hargaysi markuu xilka hayay.

hadaba daraasad dheer oo aanu samaynay ka dib ayaa waxaa maxkamdihii umada kala saari lahaa ay boqlkiiba ssideetan hoos uga dhaceen shaqadoodii marka loo eego maamuladii ka horeeyay .iyadoo taasi jirto ayaa waxaa la hadal hayaa  in dhawaan sadexdan maamul maxkamadeed ay u safri doonaan xaga xajka.

hadaba waxaa iswaydiin leh (ka daroo dibi dhal) yaa kala saaraya umadan faraqa is wada haysata .iyadoo arintani saamayn ku yeelan karta bulshada dhexdeeda in uu qofkii dacwo qabay uu sharcigii gacantiisa ku fushado (xaalad abuur)

hadaba waxaan madaxwaynaha jamhuuryada somaliland iyo golaha siiradaba gaadhsiinayaa arintan oo u baahan in wax laga qabto taasi oo dadku afka ku hayaan waar yaa noo soo celiya ragii khibrada iyo waayo aragnimada u lahaa shaqadan sidaasi waxaa maxkamada degmada hargaysa ka hor lahaa odayaal dhaqameed caan ah oo aanan magaciisa ka gaabsady inuu sheego.si kastaba ha ahaatee maxkamada degmada hargysa waxaa ka dhici jiray sideed dacwadood fulinteed maalin kastawaqtigii maamulkii kan ka horeeyay fadhiyay.waxaalamid ah maxkamada rafcaanka iyana skastaba ha ahaatee waxaa qormadaydani ay qaylo dhaan u tahay bulshada ku xayiran ee hor tban maxkamadaha

maxamed liibaan cumar

hargaysa

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com