Home » Entries posted by MaantaSomaliland (Page 10)

Halkan ka dhagayso:Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee ucid Faysal Cali waraabe oo ka mida Xubnaha somaliland u matalaya

Halkan ka dhagayso:Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee ucid Faysal Cali waraabe oo ka mida Xubnaha somaliland u matalaya

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee ucid Faysal Cali waraabe oo ka mida Xubnaha somaliland u matalaya shirka Turkiga ee somaliland iyo somaliya ayaa maanta Shir jraa’id ku qabtay magaalada hargeysa. Eng Faysal Cali Waraabe, waxa uu yidhi: “Madaxwaynuhu wuxuu noo yeedhay habeen hore, wuxuu yidhi shantiinii hore isku kaalaya arinkaasaa laga tashanayaaye, anigu markaan arinkaasi […]

FARRIIN KU SOCOTA RAIISAL WASAARAHA SOOMAALIYA SAACID by AHMED SAEED XIIR GUDOOMIYAHA XAQSOOR OTTAWA

  Marka hore Ilaahay baa mahad leh nimcooyinkiisa aan lasoo koobi karin inagu galadaystay, Marka kale Rasuulkeena suuban SCWS ba mahad leh Diinta wacan inoo kenay, Marka klae waxan  saalamaaya dhamaan dadka af soomaliga ku hadla. Waxaan arkay oon la yaabay, ninkii dhamaa masuul Soomaliya ka dhigatay oo intuu garbaharey tegey xabaashii marxuumki Siyaad bare […]

Sidee Loo Wada Hadlaa? By Cabdisalaam Yaasiin

Xidhiidhka adoonweynaha iyo dibloomaasiyadda caalamiga ahi waxay noqotay cilmi jaamaicadaha lagu barto. Isla markaan waa dhaqan soo jireen ah oo leh jidadkii loo marayay, habkii loo dhaqmayay, iyo afkii la adeegsanayay. Wada hadlada dhincayo is hayaa wada hadlayaana waa qayb weyn oo ka mid ah dibloomaasiyadda caalamiga ah.   Hase ahaatee, sidee loo wada hadlaa? […]

Gudoomiye ku xigeenka wakiilada Iyo Gudoomiyaha UCID- Oo Ka Hadlay Wada Hadalka Turkiga Ka Bilaabmaya

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe iyo gudoomiye ku xigeenka 1′aad ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax, ayaa soo dhaweeyay in la furo wada hadaladii u dhaxeeyay Somaliland iyo Somaliya. Gudoomiye Baashe ayaa ugu horayntii waxa uu sheegay in madaxweyne Axmed Siilanayo uu la kulmay shirgudoonka labada gole, isla markaasna u soo […]

Wada-hadalladii Xukuumaddeennu ma waxay u beddeshay Dibuheshiisiin

Wada-hadalladii Xukuumaddeennu ma waxay u beddeshay Dibuheshiisiin

“Dul iyo hoosba waan ugu dhigee, waa dix dhagaxeede, Dadkaan la hadlaayaa baan lahayn, dux iimaane, Bal in ay dalfoof tahay caqliga, doonni laga saaray, Wixii hore u soo daashadeey, degeshanysaaye,” Dugsi ma leh qabyaaladi, Timacadde, 1967kii Abwaankii weynaa ee Axmed ismaaciil (Qaasin) is-na waa kii lahaa: “Mugdi baan ka gacan-haadiyaa, Maxamed keydoowe, Dad musbaar […]

Wasiirka Arimaha Debada Oo Ku dhawaaqay In Wada Hadaladii U Dhaxeeyey Somaliland Iyo Somaliya Loo Wareejiyey Wadanka Turkiga

Wasiirka Arimaha Debada Oo Ku dhawaaqay In Wada Hadaladii U Dhaxeeyey Somaliland Iyo Somaliya Loo Wareejiyey Wadanka Turkiga

Wasiirka Wasaarada arimaha dibada Somaliland, ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay in Somaliland iyo Somaliya ay laba toddobaad ka dib wada-hadalo uga furmayaan dalka Turki Wasiirka arimaha dibada Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo shir-jaraa’id ku qabtay Aqalka Madaxtooyada Somaliland, ayaa shaaciyey in dawladda Turkigu ku casuuntay in labada dawladood ee Somaliland iyo Somaliya ay dalkeeda ku […]

Dood Xasaasi ah oo dhex martay Somaliland iyo Somalia

Xasuus Reeb Mohamed Baruud UFFO

Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi u diray qoyskii uu ka geeriyooday Xildhibaan Aadan Sanweyne

Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi u diray qoyskii uu ka geeriyooday Xildhibaan Aadan Sanweyne

  Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Golaha Guurtida JSL, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Guud ahaan Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay ALLE ha u naxariisteeMARXUUM, XILDHIBAAN AADAN SHIRE FAARAX (SANWEYNE), oo ka mid ahaa Golaha Guurtida JSL, oo shalay ku geeriyooday Shil ka dhashay daad […]

Shirkadda Dahabshiil oo ka mid Noqotay Muslimiinta Ingiriiska ee lagu Abaalmariyo Horumarka ay Sameeyeen

Shirkadda Dahabshiil oo ka mid Noqotay Muslimiinta Ingiriiska ee lagu Abaalmariyo Horumarka ay Sameeyeen

Shirkadda Dahabshiil ayaa ku guulaysatay inay ka mid noqoto muslimiinta horumarka ballaadhan ka sameeyey dalka Ingiriiska oo la siiyo abaalmarin caalami ah oo ay ku mutaysteen waxtarkooda muuqda. Abaalmarinahan oo ahayd tii 11-aad ee muslimiinta horumarka ka sameeyey dalka Ingiriiska, taas oo ah abaalmarinta ugu da’da wayn la xidhiidha muslimka Ingiriiska, ayaa munaasibad ballaadhan oo […]

Sida wargeyska Politico daabacay, Wasaaradda madaxtooyada Somaliland ayaa la saxeexatay shirkadda Glover Park Group,

Sida wargeyska Politico daabacay, Wasaaradda madaxtooyada Somaliland ayaa la saxeexatay shirkadda Glover Park Group,

Xukuumada Somaliland ayaa la xaqiijiyey inay heshiis u-ololeyn qadiyadda madaxbanaanida ah la saxeexatay shirkad ka dhisan Maraykanka, sida warqadaha heshiiskaa oo lagu xareeyey wasaarada Cadaalada Maraykanku tilmaamayaan. Sida wargeyska Politico daabacay, Wasaaradda madaxtooyada Somaliland ayaa la saxeexatay shirkadda Glover Park Group, heshiiskan, waxaana la aaminsanyahay inuu saxeexay wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan. Shirkada Glover Park […]

Warsaxaafadeed: Xisbiga UCID oo Xilal cusub u magacaabay

Warsaxaafadeed: Xisbiga UCID oo Xilal cusub u magacaabay

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party Ref/UCID/891/2013                                                                                                   Date: 27/03/2013   Ujeedo: Xil-Magacaabis Codsi ka yimi Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Dalalka Australiya iyo Kenya oo soo jeediyay in labadan Xubnood ee hoos ku qoran in loo Magacaabo mid kasta in uu Gudoomiye u noqdo Taageerayaasha Xisbiga ee Dalka uu […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com