Kulmiye Wuu Karayaaye: Miyuu Kabmayaa, Korayaa, Mise Wuu Kadmayaa? – Qormadii: 8aad.
Qodobka: 28aad ee Dastuurka Kulmiye ee uu Madaxweynuhu soo-jeedintiisan qoraalka ah ku cuskaday hore ayaa loo adeegsaday sida la sheegayo, oo mar kale Golaha Dhexe ee Kulmiye ma adeegsan karo, hadda qoraal kuma hayo ee looga-qaateenkooda Kulmiye ayaa dhammaantood sidaa isku raacsan, Ma hadal ayuun baa la hayn! Xanaftii iyo xadaafiirtii ka dhalatay doorashadooyinkii Golayaasha […]
Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa? (Kala-codlaynta & kal-ka-collowgu ma kiis-iska-waal baa, mise waa kadeed dihin)
“Duqii Maarkoos waa kaa, Waddadii dayacan koray, Jidka aaran-dubatadu, Ku danbeyso weeyaan, Dawga weeye loo maro, Sannadaha dul-saarka ah, Iyo nolosha daalka ah, Dawga weeye loo maro, Duni aan tilmaannayn, Duuggeedu male yahay, Qof ku daaya mooyee, Qof ku doonayaa jirin.” Maansadii Isa-sudhan ee Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi) Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale […]
WARSAXAAFADEED: DIB U DHIGISTA SHIRWEYNAHA KULMIYE
“Hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE kulan uu maanta oo taariikhdu 17/03/2013 isugu yimi xarunta dhexe ee xisbiga ee magaalada Hargeysa, lagagana wadahadlay muddaynta qabashada shirweynaha caadiga ah ee xisbiga KULMIYE waxa uu ku go’aamiyey waqtiga rasmiga ah ee qabashada shirweynaha xisbiga. Hoggaanka xisbigu KULMIYE, kadib:- Markii uu la tashaday Guddida Fulinta xisbiga KULMIYE. Markii uu […]
Xisbiga WADDANI Oo Xilal U Magacaabay Masuuliyiin Cusub
Xisbiga mucaaradka ee WADDANI, ayaa maanta xilal cusub u magacaabay masuuliyiin door ah oo ka mid noqonaya hogaanada xisbigaas ee kala duwan. War-saxaafadeed xisbigaasi soo saaray, ayaa u dhignaa sidan: Ujeeddo: Magacaabis Xilal Marwooyin iyo Mudanyaal, Tixraac shirkaa xubnaha Hogaanka Xisbiga ee 23 Feb 2013 Tixraac Shirkii Gudidda Fulinta ee 2 March 2013 Tixraac shirka xubnaha […]
Baashe Xaaji Xasan “Difaaca Cali Samatar: Ma Awel Bay Dareenkayga Akhriyi Kari Jireen?!”
Anoo daaya mooyee, Godobtayda daahiyo, Dadab yaa ku xidhi kara”! “Warqadda dawladda Soomaaliya ku difaacayso Cali Samatar ee ay dhowaan u dirtay Arrimaha Dibedda ee Maraykanku, waa astaan kale oo xoojinaysa sii-yaallo hore oo badnaa ! Madaxda Soomaalidu guud ahaan si wanaagsan uma akhriyi yaaqaanan dareenka shucuubta, gaar ahaan Madaxda Soomaalidii Talyaanigu gumaysan jirey (Soomaaliya) […]
Somaliland Oo Ku Guuleysatey Inay Uuska Iyo Diggada Ka Sameysay Gaasta
Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Dr.Cabdi Aw Daahir ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday inuu si rasmi ah u furey Cilmi-baadhis tijaabo ah oo Uuska iyo diggada xoolaha lagaga sameynayo Gaasta la shito, taas oo uu ku tilmaamay in laga isticmaalo gaastaas kijinka Dugsiga Sheekh oo tijaabada lagu sameeyey. Sidaa waxa Dr.Cabdi Aw Daahir […]
Xisbiga Mucaaradka ah Ee UCID oo Ka Hadlay shaqaaqooyinka ka taagan Deegaanka Xariirad Iyo Arimo Kale
Xisbiga Mucaaradka ah Ee UCID oo Ka Hadlay shaqaaqooyinka ka taagan Deegaanka Xariirad Iyo Arimo Kale JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة ‘’THE RIGHTS WE ENJOY REFLECTS THE DUTIES WE OWE’’ Ref/UCID/881/2013 Date: 08/03/2013 Pressreleas:- Ujeedo:- Warsaxaafaddeed:- Dagaalkii ka dhacay Xariirad 03 Mar 2013 […]
Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Markii u Horeysay Faahfaahin ka bixiyey hadal haynta shirweynaha 3aad ee Kulmiye
Hargeysa(hubaal)- Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Markii u Horeysay Faahfaahin ka bixiyey hadal haynta beryahan dembe loogu dardaar werinayo Qabsoomida shirweynaha 3aad ee Xisbigiisa iyo Musharraxiinta ka dhex tartamaytsa. Muuse Biixi Cabdi waxa uu kalsooni buuxda ka muujiyey qabsoomida shirweynihiisa iyo weliba in si dimuqraadiyad ah looga dhex dooran […]
Jamaal Cali Xuseen Oo Xukuumadda Kula-Taliyey Inay Wax Ka Qabato Sicir Bararka Shidaalka,Isla Markaana Meel Ku tiiriso Dacwada Shirkaddii TOTAL
“Waa In la sameeyo guddi dhaqaalayahan ah oo dawladda kala talisa arimaha shidaalka, maadaama uu shidaalku yahay ka ay wax walba ku sargo?an yihiin”. Jamaal Cali Xuseen. Musharaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in kor u kaca Sicirka Shidaalka Naaftadu saamayn nololeed ku yeeshay bulshada Somaliland, waxaanu […]
Gudoomiyihii Qurbajooga Yurub ee Is-Casilay Abdiraxman Ubaxle oo Markii ugu Horaysay jawaab ka bixiyey Codsiyada Jaaliyaduhu ku dalbanayaan inuu ka noqdo Iscasilaadiisa
Salaanta islaamka ee xushmada iyo ixtiraamka xambaarsan ayaan ku salamayaa dhamaan umada Muslimiinta gaar ahaan Muwaadiniinta reer Somaliland meel ay joogaanba, salaantaas xushmada xambaarsan ka bacdi waxaan halkan jawaab kooban ugu soo gudbinyaa Jaaliyadaha Somaliland ee reer Yurub, Saxaafada Somaliland Iyo Madaxda Xisbiyada Qaranka Somaliland oo dhamaantood siyabo kala duwan iila soo xidhiidhay ka dib […]