Ciidanka qaranka oo khasaare laxaadle u geystay maleeshiyo soo weerartay iyo xukuumadda oo ka hadashay dagaalkaas
Ciidanka qaranka oo khasaare laxaadle u geystay maleeshiyo soo weerartay iyo xukuumadda oo ka hadashay dagaalka Hargeysa Wasiirka Gaashaan-dhiga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa ka hadlay dagaal saaka waabarigii ka dhacay deegaanka Sool-joogto ee duleedka Buuhoodle kaasi oo ay maleeshiyo nabad diid ah ku soo qaadeen fadhiisimadii ciidanka qaranka. Wasiirka oo shir jaraa’id […]
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu Hoggaaminayay ayaa galabta ku soo laabtay dalka ka dib markii ay socdaal qaatay muddo sadex maalmood ah ku soo mareen dalalka Itoobiya iyo Jabuuti ,waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay madaarka caalamiga ah ee Magaalada Hargeysa.
Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu Hoggaaminayay ayaa galabta ku soo laabtay dalka ka dib markii ay socdaal qaatay muddo sadex maalmood ah ku soo mareen dalalka Itoobiya iyo Jabuuti ,waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay madaarka caalamiga ah ee Magaalada Hargeysa. Madaxweynaha Somaliland oo qolka nasashada ee madaarka […]
Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigiisii
Raysal Wasaaraha dalka Itoobiya Males Zanawi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan balaadhan kula yeeshay weftigii Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ee socdaalka shaqo ku jooga dalkaasi. Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Raysal wasaare Males Zanawi waxay ka wada hadleen qodobo dhawr ah oo kor loogu qaadayo iskaashiga labada dal, sida lagu sheegay war-saxaafadeed caawa ka […]
Urur-siyaasadeedka WADANI, ayaa xalay Xaflad soo dhawayn ah u qabtay mid ka mida Beelaha reer Somaliland ee deggan gobolka Hargeysa, gaar ahaan Caasimadda, oo musharrax uga qaybgeli doona tartanka Xildhibaannada golayaasha deegaanka oo ay beeshu soo xushay u keenay Masuuliyiinta WADANI +sawiro
Hargeysa (maantaSomalilland.com)- Urur-siyaasadeedka WADANI, ayaa xalay Xaflad soo dhawayn ah u qabtay mid ka mida Beelaha reer Somaliland ee deggan gobolka Hargeysa, gaar ahaan Caasimadda, oo musharrax uga qaybgeli doona tartanka Xildhibaannada golayaasha deegaanka oo ay beeshu soo xushay u keenay Masuuliyiinta WADANI. Munaasibaddaas oo xalay lugu qabtay xarunta magaalada Hargeysa ee Urur-siyaasadeedka WADANI, waxa […]
Deegaanada Buuhoodle iyo Sool-joogta oo ka mid ah deegaano ay labadii maalmood ee u dambeeyay ay madaafiic dhowra isku waydaarsadeen ciidamada qaranka Somaliland iyo maleeshiyaadka reer Buuhoodle ayaa lagu soo waramayaa in maanta xaaldoodu dagan tahay.+sawiro
Deegaanada Buuhoodle Iyo Sool-joogta Oo Labadii Maalmood Ee U Dambeeyay Ay Madaafiic Isku Waydaarsanayeen Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyaadku Oo Maanta Deggan Buuhoodle (maantasomaliland.com) – Deegaanada Buuhoodle iyo Sool-joogta oo ka mid ah deegaano ay labadii maalmood ee u dambeeyay ay madaafiic dhowra isku waydaarsadeen ciidamada qaranka Somaliland iyo maleeshiyaadka reer Buuhoodle ayaa lagu […]
Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan wadanka UK, ayaa go’aamiyay in banaan bax weyn ay ka dhigaan xafiiska raysal wasaaraha Ingiriiska David Camaron hortiisa maalinta 22-ka bishan si loogu baaqo inay aqoonsadaan madax banaanida qaranimada Somaliland.
London (mantaSomaliland.com)- Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan wadanka UK, ayaa go’aamiyay in banaan bax weyn ay ka dhigaan xafiiska raysal wasaaraha Ingiriiska David Camaron hortiisa maalinta 22-ka bishan si loogu baaqo inay aqoonsadaan madax banaanida qaranimada Somaliland. Banaan baxani ayaa qabsoomaya maalin ka hor xiliga uu magaalada London ka furmayo shir weynaha Ingiriisku u qabanayo […]
Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Oo Kulan Telefoon ugu xog-waramay qurbo-jooga Somaliland ee Maraykanka iyo sawiro aykanka
Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Oo Kulan Telefoon ugu xog-waramay qurbo-jooga Somaliland ee Maraykanka Hargeysa (maantSomaliland.com)- Wasiirrada Arrimaha Dibadda Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Md. Maxamed Nuur Carraale (Duur), ayaa kulan dhinaca telefoonka ah oo ka qabsoomay xarunta dalka Maraykanka ee (Washington), ayaa xog-waran ka siiyey qurba-joogta Somaliland ka qaybgalka Somaliland ee […]
Hargeysa (maantaSomaliland.)-Alle ha u naxariistee waxa maanta shil baabuur ku geeriyooday Taliyihii laanta nabadgalyada wadooyinka ee gobolka gebilay Marxuum Cismaan C/laahi Abokor. Waxa kale oo dhaawacyo kala duwani ka soo gaadheen afar qof oo kale
Hargeysa (maantaSomaliland.)-Alle ha u naxariistee waxa maanta shil baabuur ku geeriyooday Taliyihii laanta nabadgalyada wadooyinka ee gobolka gebilay Marxuum Cismaan C/laahi Abokor. Waxa kale oo dhaawacyo kala duwani ka soo gaadheen afar qof oo kale. Gaadhigan oo noociisu ahaa Suki Suki oo ku soo jeeday dhinaca magaalada Hargaysa ayaa ku qalibmay deegaanka Galoolay waxaana shilkaas […]
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siillanyo) aya manta si rasmi ah ugu kici timiy Dalka Itoobiya, safarka Madaxweynuhu uu ku tagayo magaaladda addisa ababa ayaa ujeedadiisa lagu sheegay in madaxweynaha iyo masuuliyiinta itoobiya ay ka wadda hadli doonaan xidhiidhka labadda dawladood.
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wafti Uu Hugaaminayo Oo Ka Dhoofay Dalka, Kuna Sii Jeedda Dalka Itoobiya Waftiga Madaxweynaha ayaa wax safarkiisa ku wehelinaya Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda, Gudaha, Madaxtooyadda iyo marwadda madaxweynaha. Hargeysa (maantasomaliland)- Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siillanyo) aya manta si rasmi ah ugu kici timiy Dalka Itoobiya, safarka Madaxweynuhu uu […]
madaxwaynexigeenkii hore oo maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaalada berbera
Boqolaal ka mid ah dadweynaha reer Saaxil iyo taageerayaasha Xisbiga UDUB ayaa waxa weftiga kaga hortageen duleedka Magaalada,isla markaana waxay u soo galbiyeen dhinaca Xafiiskiisa Gobolka Saaxil.Waxaana intaa dheera heesaha soo dhaweynta, iyada oo calanka Xisbiga UDUB ay taageerayaashu luxayeen. Weftigan uu hogaaminayo Madaxweyne Kuxigeenkii hore ee Somaliland Md.Axmed Yuusuf Yaasin ayaa waxa ka […]
(ogaysiis muhiim ah)Waxa dhamaan qurba jooga Somaliland la ogaysiinayaa meelkasta oo ay joogaan inay ka soo qayb galaan shir telephone (conference call) oo ay qabanayso Dawlada Somaliland. Ujeedada shirkan telephoneku waxa weeye in madaxdu ka hadasho shirka London ee lagu soo casumay Somaliland iyo guud ahaanba xaalada nabad gelyo ee waddanka. Shirka waxa ka hadlaya Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar, Wasiirka Arrimaha Dibada, iyo Mudane Maxamed Nuur Caraale [Duur], Wasiirka Arrimaha Gudaha.
Waxa dhamaan qurba jooga Somaliland la ogaysiinayaa meelkasta oo ay joogaan inay ka soo qayb galaan shir telephone (conference call) oo ay qabanayso Dawlada Somaliland. Ujeedada shirkan telephoneku waxa weeye in madaxdu ka hadasho shirka London ee lagu soo casumay Somaliland iyo guud ahaanba xaalada nabad gelyo ee waddanka. Shirka waxa ka hadlaya Dr. Maxamed […]
Hargeysa(maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu weheliyay Madaxweyne Ku xigeenka Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta qado-sharaf ugu sameeyay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa Mudaneyaasha labada aqal ee baarlamaanka Wakiiladda Iyo Guurtida, kaasi oo uu uga xog-waramay shirka London.+ sawiro
Hargeysa(maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu weheliyay Madaxweyne Ku xigeenka Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta qado-sharaf ugu sameeyay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa Mudaneyaasha labada aqal ee baarlamaanka Wakiiladda Iyo Guurtida, kaasi oo uu uga xog-waramay shirka London. Kulankaasi qado-sharafta ahaa oo albaabadu u xidhnaayeen waxa kale oo ka […]