Salaadiin ka waramay kulan ay la yeesheen Madaxweyne Siilaanyo+sawr Hargeysa(maantasomaliland.com )-Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa maanta qasriga madaxtooyadda kulan kula yeeshay Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay inay Madaxwaynaha isku waafaqeen in laga qayb-galo shirka London. Salaadiintan oo warbaahinta la hadlay kulankaasi ka dib ayaa sheegay inay Madaxwaynaha ku amaanayaan inuu ka […]
Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa go’aan ka gaadhay ka qaybgalka shirka dawladda Ingiriisku qabanqaabinayso ee lagaga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo la qorsheeyey inuu dabayaaqada bishan ka qabsoomo magaalada London.wasiirka arimaha dibada somaliland)(sawir)
Hargeysa (maantasomaliland) – Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa go’aan ka gaadhay ka qaybgalka shirka dawladda Ingiriisku qabanqaabinayso ee lagaga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo la qorsheeyey inuu dabayaaqada bishan ka qabsoomo magaalada London. dawladda Somaliland go’aansatay inay ka qaybgasho shirka arrimaha Soomaaliya lagaga hadlayo oo 23ka February 2012 ka dhici doona magaalada London, iyadoo Wasiirka Arrimaha Dibedda […]
Marwada koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Sh. Maxamed Jirde (Aamino Waris) ayaa maanta ka qayb gashay xaflad ay haweenka Caasimadu soo agaasimeen oo lagu xusayay looguna diyaar garoobayo Xuska dhalashada Ras’uulkeenii Suubanaa ee Muxamed (NNKH) taas oo lagu qabtay huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa.
Hargeysa (maantaSomliland.com)- Marwada koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Sh. Maxamed Jirde (Aamino Waris) ayaa maanta ka qayb gashay xaflad ay haweenka Caasimadu soo agaasimeen oo lagu xusayay looguna diyaar garoobayo Xuska dhalashada Ras’uulkeenii Suubanaa ee Muxamed (NNKH) taas oo lagu qabtay huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa. “Waa maalin qiime weyn inoo leh mawliidka Nabiga […]
Dawladda Federalka Itoobiya ayaa la sheegay inay Ciidamadii Kililka Shanaad ee Liyuu Booliiska ka qaaday magaaladda Buuhoodle oo ay keentay Ciidamo ka tirsan Dawladda Federalka ee Itoobiya ka dib markay somaliland dacwad ka dhan ah u gudbisay malas sanaawi raysalwasaaraha itoobiya.
Taleex(maantasomaliland.com) Dawladda Federalka Itoobiya ayaa la sheegay inay Ciidamadii Kililka Shanaad ee Liyuu Booliiska ka qaaday magaaladda Buuhoodle oo ay keentay Ciidamo ka tirsan Dawladda Federalka ee Itoobiya. Sida ay wararka naga soo gaadhaya Jiida Buuhoodle sheegayaana waxa soo degay dhinaca Dawladda Itoobiya Ciidamo aan hore u joogi jirin iyagoo sheegay in laga qaaday kuwii […]
Madaxweyne Siilaanyo walaalkii oo xadhig iyo garaacis kula kacay weriyayaal ka hawlgala Hargeysa
Hargysa(,maantasomaliand.com)-Nin ay walaalo yihiin Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo magaciisa la yidhaahdo Cali Maxamed Maxamuud (Cali Digirin) ayaa xabsiga u taxaabay laba weriye (sawir-qaade) oo u shaqeeya telefishinka ROYAL TV xaruntiisa Hargeysa. Labadan weriye oo magacyadooda la kala yidhaahdo Cawaale Muxumed Faarax iyo Cabdifataax Aadan Cirro oo shaqo maalmeedkooda ku guda jira ayaa waxaa weerar kedisa ku soo […]
Maxaabiistii lagu qabtay Dagaalkii Buuhoodle oo la is weydaarsaday
Burco (maantSomaliland.com)- Xukuumadda Somaliland iyo maleeshiyada Buuhoodle ayaa maanta is dhaafsaday afar maxbuus oo lagu qabtay dagaalkii khasmiitii la soo dhaafay ka dhacay jiida gobolka Buuhoodle waxaana maxaabiistan u kala wareejisay Ha’yada Bisha Cas. Maxaabiistan ayaa lagula kala wareegay Tuulada Samo-kaab ee gobolka Sool, C/Kariim Yuusuf Garaad, iyo Nin kale oo lagu magacaabo Qarad ayaa […]
Saraakiisha Kooxda Khaatumo State Oo Booqday Deegaanka Sooljoogta Ee Dagaalku Ka Dhacay Toddobaadkii Hore Iyo Ciidamada Somaliland Oo Heegan Sare La Geliyay.
(mantasomaliland.com) Qaar ka mida madaxda sare ee maamulka kooxda Khaatumo State, ayaa maanta booqasho ku tagay deegaanka Sooljoogta oo ah xudunta dagaalkii toddobaadkii hore dhexmaray ciidamada Qaranka Somaliland iyo kuwa maliishiyada beelaha dega Buhoodle, waxaana sida la sheegay ay soo mareen meelo ka mida goobihii dagaalku ka dhacay. Masuuliyiintan ayaa wada qorshe dagaal oogida oo […]
Kalfadhigii 64-aad ee Golaha deegaanka ee caasimada Hargeysa ayaa maanta ka furmay xarunta Dawlada Hoose, waxaanay dood ka yeesheen qashinka buux dhaafiyey caasimadda, waxaanay arrintaasi ku eedeeyeen shirkadaha DHIS iyo SABOWANAAG ee ay qandaraaska ku siiyeen.
(maantaSomaliland)- Kalfadhigii 64-aad ee Golaha deegaanka ee caasimada Hargeysa ayaa maanta ka furmay xarunta Dawlada Hoose, waxaanay dood ka yeesheen qashinka buux dhaafiyey caasimadda, waxaanay arrintaasi ku eedeeyeen shirkadaha DHIS iyo SABOWANAAG ee ay qandaraaska ku siiyeen. Shirkan waxa gudoominayay Maayarka caasimada ahna Guddoomiyaha Golaha deegaanka Hargeysa Degaanka Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir. Xildhibaan Cabdillaahi Cali […]
Madaxwaynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyadda Ku Qaabilay Safiirka Ingiriiska Ee Addis-Ababa Iyo Safiirka Oo Kulan Wada Jir Ah La Yeeshay Saddexda Xisbi Qaran
Hargeysa (maantasomaliland) Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay safriirka dawlada Ingiriiska u fadhiya Magaaladda Addis-Ababa ee caasimada dalka Itoobiya. Safiirka dalka Ingiriiska u fadhiya Addis-Ababa Mr krist oo maanta booqasho ku yimid Magaaladda Hargeysa ayaa waxa uu Madaxtooyadda kula kulmay Madaxwayne Axmed Maxamed Siilaanyo, waxaana la sheegay in […]
Tahriibta Oo Somaliland Kor U Kacday, Koox Suxufiyiin Wasaaradda Warfaafinta Ka Tirsanaa Oo Cadaadis Iyo Mushahar La’aan Uga Tahriibay Dalka Iyo Fadeexada Xukuumaddu Ka Dhaxlayso
Hargeysa (maantasomaliland) Caasimada Somaliland ee Hargeysa iyo guud ahaan dalka ayaa waxa ku soo badanaya dhalinyarada ka haajiraya isla-markaana u tahriibaya wadamada Yurub, kuwaas oo dhalinyaro badan oo hore isugu dayey inay gaadhaan ay ugu halaagmeen saxaraha iyo badaha loo sii maro. Tahriibka dhalinyaradan oo Wiilal iyo Hablo da’yar ah isugu jira ayaa soo badanayey […]
Hargeysa (maantaSomaliland.)- Wasiirka Wasaarada warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade) ayaa ugu baaqay xukuumadda inay wada hadal la yeelato dadka gobolada Sool iyo Buuhoodle oo uu tilmaamay in la khalday.
Hargeysa (maantaSomaliland.)- Wasiirka Wasaarada warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade) ayaa ugu baaqay xukuumadda inay wada hadal la yeelato dadka gobolada Sool iyo Buuhoodle oo uu tilmaamay in la khalday. Waxa kale oo uu Wasiirka warfaafintu soo jeediyay in shirka London ka hor wax badan la saxo oo la kala qaado labada […]
– Taliyaha Ciidanka Qaranka somaliland oo maanta dhambaal Hambalyo ah u diray xubnaha Ciidammadda qaranka JSL munaasibadda sanad guuradooda 19-aad oo ku beegan maalinta bari ee 2-da bishan Febarwari.
Hargeysa (maantaSomaliland.)- Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Gen. Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) ayaa maanta dhambaal Hambalyo ah u diray xubnaha Ciidammadda qaranka JSL munaasibadda sanad guuradooda 19-aad oo ku began maalinta bari ee 2-da bishan Febarwari. Taliyaha ciidanka qaranka waxa uu dhambaalkiisa Hambalyada ah u rajeeyay ciidanka qaranka iyo xaasaskooda inay sanadkan sanadkiisa ku gaadhaan bash […]